Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis cusub (Sawirro)

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta oo Axad ah ku kala saxiixday Muqdisho heshiis ku saabsan maqaamka Ergada Midowga Yurub ee awood dhisidda tababar ee Soomaaliya (EUCAP Somalia). Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, iyo Safiirka Ergada Midowga Yurub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, … Continue reading Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis cusub (Sawirro)